Gobalka Bari oo caasimadiisu tahay magaalada Boosaaso, oo ka mid ahaa gobalada ugu ad adag waxaa uu nasiibkiisu usaamaxay in uu galo kaalinta labaad ee tartankii 18-aad ee gobalada dalka Soomaaliya.
Tartankan ayay ahayd markii ugu horeysay ee la qabto muddo 22 sanadood ah, waxaana ujeedka uu xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagtu ka lahaa ay ahayd in lagu mideeyo dhalinyarada Soomaaliyeed ee dagaaladu kala irdheeyeen laguna abuuro is dhex gal iyo nabad.
Gobalka Bari waxaa tartankaas gobalada dalka ku matalayay macalimiinta iyo cayaartoyda magacyadoodu hoos ku xusanyihiin.
Coaches
1-Abshir
2-Jibriil Cusmaan Wardheere
Cayaartoyda
1-Samiir Axmed Nuur
2-Cabdi Fitaax Dheere Xasan
3-Daacad CabdullaahiDaacad
4-Amiin Xasan Daahir
5-Maxamed Muxuyadiin Salaad
6-Mubaarak Maxamed Gaceyle
7-Saki
8-C/risaaq Axmed Yaasiin
9-Khadar Yuusuf Maxamed
10-Muiuse Cabdi Maxamed
11-Liibaan Cusmaan Wardheere
12-Cali Cusmaan Axmed
13-Farxaan Muuse Salwa
14-Joon Muqtaar Abuukar
15-Yaasiin Maxamed Yaasir
16-Daa’uud Ibraahim Axmed
17-Cabdi Wali Bashe Cabdullaahi
Somali Football Media Department
+25250 930226 Telephione office
+2521 600601 Fax
+252699 969815
Email:somalifootballmedia@gmail.com