Banaadir
Banaadir waa gobolka ugu yar dalka Soomaaliya waxa uuna ka kooban yahay 16 degmo waana magaalo-madaxda dalka Soomaaliya.
Banaadir waxaa waqooyi ka xiga gobolka Shabeellaha Dhexe xagga koonfur waxaa xiga Shabeellaha Hoose, dhanka barina waxaa ka xiga Badweynta Hindiya.