Wafdi heer sare ah oo ka socda xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Cagta ayaa oo uu hogaaminayo guddoomiye Cabdiqani Saciid Carab ayaa gaaray dalka Nigeria ka hor shir madexeedka FIFA ee ka dhacaya magaalada Lagos.
Guddoomiyaha ayaa waxaa safarkiisa ku wehlinaya xoghayaha
guud ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Cagta Xasan Maxamed Maxamuud. Madaxda Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubada Cagta ayaa maanta
oo Axad ah gaaray magaalada Lagos, halkaas oo uu shir madexeedka FIFA ka furmi
doono maalinta Talaadada ah ee bishan Febraayo tahay 20-ka.
Somali
Football Federation Media Department
Email:info@somsoccer.com