Shan cayaaryahan oo ka tirsan naadiga Savana ayaa ganaaxyo qaatay intii ay socotay cayaartii dhex martay naadiyada Dekeda iyo Savana ee la cayaaray 28-kii Janaayo 2014.
Magacyada cayaartoyda, noocyada ganaaxyada ay qaateen
iyo daqiiqada uu cayaaryahan kasta ganaaxa qaatay intuba waxaa ay ku cad yihiin
shaxda hoose.
|
Name |
Number |
Date |
Minute |
Cautions |
|
Abdirahman Nur Jimale |
8 |
28/01/2014 |
18th |
Yellow Card |
|
Omar Abdirahman Hassan |
6 |
28/01/2014 |
18th |
Yellow Card |
|
Abdullahi Ali Ahmed |
11 |
28/01/2014 |
20th |
Yellow Card |
|
Jama Mohamed Hassan |
21 |
28/01/2014 |
69th |
Yellow Card |
|
Mohamed Abdullahi Hussein |
18 |
28/01/2014 |
90th |
YellowCard |
Somali Football Media Department
Email:somalifootballmedia@gmail.com
