Ilaa iyo 4 cayaaryahan oo ka tirsan naadiga Heegan ayaa la siiyay ganaaxyo intii ay socotay cayaartii dhex martay naadiyada Heegan VS Jeenyo ee dhacday 23-kii bishan Janaayo 2014.                                        
 
	
		
	        
        
        
        
        
      
	Magacyada cayaartoyda,
noocyada ganaaxyada ay qaateen iyo waliba daqiiqada uu cayaar yahan kasta ganaaxa qaatay intuba waxaa ay ku
cad yihiin shaaxda hoose.
| Name | Number | Date | Minute | Cautions | 
| Sid Mohamed Omar | 6 | 23/1/2014 | 15th | Yellow card | 
| Deq Abdullahi Nur | 9 | 23/1/2014 | 70th | Yellow card | 
| Jibril Hassan Mohamed | 10 | 23/1/2014 | 85th | Yellow Card | 
| Ahmed Osman Abdulle | 4 | 23/1/2014 | 90th | Yellow Card | 
                    
		Somali Football Federation Media Department
Email:somalifootballmedia@gmail.com

