hal cayaaryahan oo keliya ayaa ganaax ka qaatay naadiga Jeenyo intii ay socotay cayaartii ay yeesheen naadiyada Banadir Sports club iyo Jeenyo ee dhacday 17-kii bishan Janaayo 2014.                                        
 
	
		
        
        
        
        
      
	Magaca cayartoyga, nooca ganaaxa
uu qaatay iyo waliba daqiiqada ganaaxa la siiyay intuba waxaa ay ku cadyihiin
shaxda hoose.
| Name | Number | Date | Minute | Caution | 
| Abdulkadir Sharif Muqtar | 9 | 17/01/2014 | 90th | Red card | 
                    
		Somali Football Federation Media Department
Email:somalifootballmedia@gmail.com
        
