Laba ka mida cayaartoyda naadiga Savana FC ayaa la ganaaxay intii ay socotay cayaartii dhex martay naadiyada Savana iyo Elman FC 10-kii bishan Janaayo 2014.                                        
 
	
		
	        
        
        
        
        
      
	Magacyada cayaartoyda, noocyada ganaaxyada ay
qaateen iyo daqiiqada cayaar yahan kasta uu ganaxa qaatay intuba waxaa ay ku
cadyihiin shaxda hoose.
| Name | Numebr | Date | minute | Caution | 
| Abdimahad Nur Jimale | 8 | 10/01/2014 | 2oth | Yellow card | 
| Hassan Ibrahim Ali | 1 | 10/01/2014 | 35th | Yellow card | 
                    
		Somali
Football Federation Media department
Email:somalifootballmedia@gmail.com

