Laba cayaaryahan oo ka tirsan naadiga Elman FC ayaa qaatay ganaaxyo kala duwan intii ay socotay cayaar dhex martay naadiyada Elman iyo Gaadiidka 6-dii Janaayo 2014.
Magacyada cayaatoyda, noocyada ganaxyada ay
qaateen iyo daqiiqada cayaar yahan kasta uu ganaaxa qaatay intuba waxaa ay ku
cad yihiin shaxda hoose.
Name |
Numebr |
Date |
minute |
Caution |
Abdullahi Yusuf Osman |
11 |
06/01/2014 |
23rd |
Yellow card |
Sa’ad Saleh Hussein |
7 |
06/01/2014 |
31st |
Yellow card |
Somali
Football Federation Media department
Email:somalifootballmedia@gmail.com