Ilaa iyo sadex cayaaryahan oo ka tirsan naadiga Horseed ayaa la ganaaxay intii ay socotay cayaar dhex martay Horseed iyo Jeenyo United 7-dii Janaayo 2014.
Somali Football Federation Media Department
Magacyada cayaartoyda,
noocyada ganaaxyada ay qaateen iyo waliba daqiiqadda cayaaryahan kasta uu ganaaxa
qaatay intuba waxaa ay ku cad yihiin shaxda hoose.
Bashir Aden Iman |
16 |
07/01/2014 |
23rd |
Yellow card |
Abdulkader Mohamed Haji |
6 |
07/01/2014 |
24th |
Yellow card |
Abas Amin Mohamed |
14 |
07/01/2014 |
30th |
Yellow card |
Somali Football Federation Media Department
Email:somalifootballmedia@gmail.com