Ilaa iyo 5 cayaaryahan oo ka tirsan naadiga Horyaalka difaacanaya ee Elman FC ayaa la siiyay ganaaxyo kala duwan intii ay socotay cayaar ay la yeesheen naadiga Jeenyo United 1-dii Janaayo 2014.
Somali Football Federation Media Department
Noocyada ganaaxyada la bixiyay,
magacyada cayaartoyda iyo daqiiqadaha ay ganaaxyada qaateen intaba waxaa ay ku
cad yihiin shaxda hoose.
Name |
Number |
date |
Minute |
Cautions |
Yacqub Mohamed Osman |
17 |
01/01/2014 |
63rd |
2nd Yellow Card |
Abdulkader Ahmed Omar |
2 |
01/01/2014 |
55th |
Yellow Card |
Hassan Hussein Mohamed |
3 |
01/01/2014 |
76th |
Yellow Card |
Mohamed Abukar Dhere |
14 |
01/01/2014 |
82nd |
Yellow Card |
Mohamed Hassan Ali |
15 |
01/01/2014 |
85th |
Yellow Card |
Somali Football Federation Media Department
Email:somalifootballmedia@gmail.com