Laba ka mida cayaartoyda naadiga Dekedda ayaa la siiyay ganaaxyada loo yaqano Jaalaha intii ay socotay cayaar adag oo dhex martay Dekedda VS Heegan 14-kii bishan November, sababo la xariira qaladaad ka dahan ah qawaaniinta kubada oo cayaartoydaasi galeen                                        
 
	
		
                    
	                     
        
        
        
        
      
	Hadaba magacyada cayaartoyda, numberada funaadaha
ay xirtaan iyo daqiiqadaha ay ganaaxyada qaateen intaba waxaa ay ku cad yihiin
shaxda hoose.
	
	
| Names | Numbers | Minutes | Date | Caution | 
| Ahmed Isse Ali | 5 | 4th | 14/11/2013 | Yellow Card | 
| Abdi Shakur Mahmoud Ahmed | 9 | 48th | 14/11/2013 | Yellow Card | 
Somali Football Federation Media Department
Email:somalifootballmedia@gmail.com

