Inkastoo gobalkani uu caan ku ahaa guul kasoo hoynta cayaaraha Gobalada Soomaaliya hadana nasiib darro tartankii 18-aad wuxuuka galay kaalinta 4-aad.
Gobalkan Jubada hoose waxaa tartankii 18-aad ee gobalada ku matalayay masuuliyiinta iy cayaartoidya magacyadoodu hoos ku qoran yihiin:
|
No |
Magacaca |
Masuuliyadda |
|
01 |
Axmed Ruke Yuusuf |
Maamule |
|
02 |
Shariif Maxamed Abuukar |
Maamule |
|
03 |
Cabdow C/alla Beele |
Tababarre |
|
04 |
Maxamed C/aahi |
Ciyaartoy |
|
05 |
Maxamed Axmed Cirro |
Ciyaartoy |
|
06 |
C/casiis Maxamed Jaamac |
Ciyaartoy |
|
07 |
C/maan Daahir Maxamed |
Ciyaartoy |
|
08 |
C/maan Bedel Sugulle |
Ciyaartoy |
|
09 |
C/fataax Jaamac Cali |
Ciyaartoy |
|
10 |
Yuusuf Maxamed Cismaan |
Ciyaartoy |
|
11 |
Cabaas C/aahi |
Ciyaartoy |
|
12 |
Deeq C/aahi Aaryo |
Ciyaartoy |
|
13 |
Caato Cabdi Jaamac |
Ciyaartoy |
|
14 |
|
Ciyaartoy |
|
15 |
C/qaadir C./maan Ruhul |
Ciyaartoy |
|
16 |
Axmed Xaaji Cumar |
Ciyaartoy |
|
17 |
Janaale Ibraahim Janaale |
Ciyaartoy |
|
18 |
Muxsin Mumin Maqmaq |
Ciyaartoy |
|
19 |
C/qaadir Shubaye C/qaadir |
Ciyaartoy |
|
20 |
C/aahi Cabdi Xamdi |
Ciyaartoy |
Somali Football Media Department
+25250 930226 Telephione office
+2521 600601 Fax
+252699 969815
Email:somalifootballmedia@gmail.com
