Gobalka Nugaaloo caasimadiisu tahay magaalada Garowe, oo ka mid ahaa gobalada ugu ad adag waxaa uu nasiibkiisu usaamaxay in uu galo kaalinta 3-aad ee tartankii 18-aad ee gobalada dalka Soomaaliya.
Tartankan ayay ahayd markii ugu horeysay ee la qabto muddo 22 sanadood ah, waxaana ujeedka uu xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagtu ka lahaa ay ahayd in lagu mideeyo dhalinyarada Soomaaliyeed ee dagaaladu kala irdheeyeen laguna abuuro is dhex gal iyo nabad.
Gobalka Nugaal waxaa tartankaas gobalada dalka ku matalayay macalimiinta iyo cayaartoyda magacyadoodu hoos ku xusanyihiin.
Coach
1-Maxamed
Players
1-C/raxmaan faarax Nuur
2-Cabdi Casiis CusmaanSaciid
3-Cabdi Qani CabdiSaciid
4-CabdiSamad Xaamud Sheekh
5-Cabdi Qani Saciid Aadan
6-Axmed Cabdullaahi Cilmi
7-Daad Faarax Nuur
8-Maxamed Cabdi Aadan
9-Maxamed Cabdul Qaadir Cali
10-Maxamuud Xuseen Jaamac
11-Maxamed Saciid Jaamac
12-Muuse Aadan Maxamed
13-Nuuradiin Cabdirashiid Maxamuud
14-Cumar Cabdi Sheekh
15-Saciid Cabdi Salaan Xasan
16-Yaqcuub Cusmaan Maxamuud
17-Yaxye Maxamed Ismaaciil
+25250 930226 Telephione office
+2521 600601 Fax
+252699 969815
Email:somalifootballmedia@gmail.com